|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dab Damiska Caasimada Hargaysa Oo Soo Samata-bixiyay Neef Geel Ah Oo Ku Dhacay God.
January 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Neef Geela Oo Ku Dhacay Mid ka mida Goobaha Loo Qodayo Xadhkaha Dhulka mara, ayaa maanta ciidanka Dabdemiska Hargeysa gurmad u Fidiyeen. Hawlgalkan ayaa ka dhacay degmada Axmed Dhagax. Ciidanka Dab-demiska ayaa ku guuleystay inay neefkaas oo badqaba ka Soo samatabixiyaan godkaas, waxaana halkaa ciidanka uga Mahad celiyay mulkiilihii neefkaas. Maamulka dawlada hoose Hargeysa ayaa dhankooda hawlgalkaa goobjoog ahaa.
Related posts:Garyaqaan Xuseen Shabeel Oo ka Hadlay Waxa Sharcigu Ka Qabo Qofka Dalka Soo Galiya Raashin Dhacay Al-shabaab Oo Weerar Khasaare Geystay Ku Qaaday Saldhiga Ciidamada Itoobiya ku Leeyihiin Degmada Buu... Ex: Madaxweyne Daahir Riyaale oo Ka Hadlay Tabashada Reer Awdal Ay Ka Qabaan Saami-qeybsiga Kuraasta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|