“Buuni Wuxuu Xoghayn U Ahaa Xaaska Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Xasan Sheekh, Waxaana Lagu Eedeeyay Xarakada Alshabaab”Xoghaye Dhame. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Buuni Wuxuu Xoghayn U Ahaa Xaaska Madaxwaynihii Hore Ee Somaliya Xasan Sheekh, Waxaana Lagu Eedeeyay Xarakada Alshabaab”Xoghaye Dhame.
January 8, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga wadani maxamed sidiiq dhame ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeedhay afhayeenka xisbiga kulmiye oo iagu weeraray madaxda waddani

Sidoo ale xoghaye dhame ayaa  soo bandhigay shakhsiyada afhayeen buuni mudisho ilaa eedaynta alshabaab.

“Buuni  tacabka qaranka la geliyay sheeko ayuu ku hayaa, wuxuu Xoghayn u ahaa  Madaxweynihii Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud Xaaskiisa oo uu kala shaqaynaayay mashruuc agoomaha Shabeelooyinka oo musuq badani ka dhacay, muddo kadibna waxa lagu eedeeyay xarakada shabaab isagoo madaxsii la saaray lacag, Boorama baxsashuu ku yimi, maantadaa la joogo  eediisu waa mid caalamiya oo furan, wallahi wajaale ma dhaafi karo, ujeedada u weyn ee uu siyaasadda u soo galay waa in uu dhufays ka dhigto oo uu kaga badbaado eedda dul taal. waqtigan Halgankee looga sheekeyayna wuxuu Joogay Raaso.”

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS