|
|||||
WAJAALE NEWS
Banaan Bax Lagu Taageerayo Doodii Baarlamaanka Ingiriisku Ka Yeeshay Aqoonsiga Somaliland Oo Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
January 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Boqolaal kamid ah shacabka ku dhaqan xaafada daami ee degmada gacan libaax ee magaalada hargaysa ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax balaadhan oo ay ku taageerayaan xildhibaankii baarlamaanka ingiriiska horgeeyay dooda ay kaga hadleen aqoonsiga somaliand. Sidoo kale waxaa dadwaynaha xaafada daami kala qaygalay banana bax taageerada ah maayarka caasimada hargaysa iyo xildhibaan barkhad batuun iyo madaxdhaqameedka xaafadan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Qiimaha Ay Culimadu Ku Leedahay Dalka Iyo Bulshadu Waa Mid Weyn Oo Waa Dhaxalkii Ambiyada"Madaxway... Muj: Cali Guray oo Ka Hadlay Arinta Saax-dheer. iyo Cagli xumada keentay Qaarka Tirsan Dawlada Soma... Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Dhintay Balay Biyood Ku Yaala Duleedka Koonfureed Ee Magaalada Hargaysa! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|