Agaasimayaasha Wasaaradaha Qorshaynta Iyo Biyaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Diin Goobaale Ee Degmada Allaybaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimayaasha Wasaaradaha Qorshaynta Iyo Biyaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Diin Goobaale Ee Degmada Allaybaday
January 27, 2022 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)- Agaasimayaasha Guud ee wasaaradaha qorshaynta qaranka iyo wasaarada biyaha ayaa kormeer ku tagay dhaam biyood laga hirgalinayo deegaanka diin goobaale oo katirsan degmada allaybaday ee gobolka gabiley.

Masuuliyiinta ka socday wasaarada qorshaynta iyo biyaha ayaa warbixin ka dhagaysay maamulka degmada allaybaday iyo shirkada gacanta ku haysa dhaam biyoodkan.

Dhaam biyood oo loogu talo galay xogta biyaha ayaa waxaa maalgalinaya midowga Yurub,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS