“Xukuumadu Malab Ayay Farta Ku Dhuuqaysay Afartii Sano Markaa Taasi Rajo Lagama Qabo In Ay Waxka Qabato Sixir Bararka”Xoghaye Xamse. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xukuumadu Malab Ayay Farta Ku Dhuuqaysay Afartii Sano Markaa Taasi Rajo Lagama Qabo In Ay Waxka Qabato Sixir Bararka”Xoghaye Xamse.
December 7, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha ganacsiga iy warshadaha ee xisbiga wadani xamse cabdiraxmaan khayre ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha roodhida iyo sida xukuumadu ugu fashilantay waxka qabashadeeda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS