Xukuumada Somaliland Oo Fariin Hanjabaad Ah Udiray Gudoomiyaha Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Fariin Hanjabaad Ah Udiray Gudoomiyaha Golaha Wakiilada!
December 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka Somaliland oo warbaahinta la hadlay ayaa hanjabaad culus udiray gudoomiyaha golaha wakilada cabdirasaaq khaliif oo ugu baaqay in aanu golaha wakiilada gacantiisa ku dumin.

Sidoo kale wasiir kuxigeenkan ku hadlayay afka Xukuumada Ayaa sheegtay in Gudoomiye Khaliif uu noqon doono Gudoomiyahii ugu wakhtiga gaabnaa ee Golaha Wakiilada hogaamiya hadii uu Golaha si dhex-dhexaadnimo ah u hagi waayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS