|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xirsi Caawa Igala Tagimaayo Nabar, Madaamada Dhawaan Loo Gardaadiyay Gudoomiyenimada Xisbiga “Wasiir Koore.
December 10, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo Dhaqanka saleebaan cali koore oo caawa ka qaybgalay Bandhiga buuga uu qoray rugcadaaga saxaafada Somaliland maxamed cali waji ayaa bogaadiyay qoraaga Oo isagu kamid ah shaqalaaha wasaarada warfaafinta. Sidoo kale wasiir koore ayaa sheegay in ay qaadayaan talooyin uu soo jeediyay gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi balse uuna caawa jawaab ka bixinayan hadalo uu goobta ka yidhi maadama uu ku cusub yahay gudoomiyenimada xisbiga Wadani. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawlada Jabuuti Oo Sheegtay Afar Qof Oo Ay Ka Heshay Caabuqa Coronavirus In Ay Ka Yimaadeen Dhinaca ... DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Mucaawino Gaadhsiiyay 170 Qoys Oo Kamid Bulshada Ay Saam... Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo booqasho Ku Yimid Magaalada Muqdisho Iyo Nuxurka Kulan Uu La ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|