|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Lagu Soo Dhaweeyay Safaarada Somaliland Ee Dalka Sweden!
December 7, 2021 - Written by Editor:SWEDEN(W,N)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo katirsan golaha deegaanka Caasimada hargaysa ayaa lagu soo dhaweeyay safaarada somaliland ku leedahay dalka sweden isagoo maalmihii udanbeeyay safar ku joogay dalka sweden.
Xildhibaan siciid cudhay ayaa ka warbixiyay waxyaabaha uu kusoo arkay safaarada somaliland ee dalka sweden kuna bogaadiyay qaabka ay ushaqaynayso iyo dadaalada ay ugu jirto sidii ay qadiyada somaliland uga dhaadhicin lahayd caalamka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo; Nuxurka khudbadii Salaada jimcaha ee Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim Oo Uu Kaga Hadlay Ahmi... Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qeyb-galay. Maanta Aas Qaran Oo Sameeyay Marxuum Fu’aad Aadan Cadde, Daawo; Qiso Mucjiso Nin Afar Bilood Kahor La Aasay oo la Ogaaday In Uu noolyahay Dibna Qoyskiisii U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|