|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Aqalka Cad Ee Maraykanka Ugu Baaqay In Somaliland Loogu Yeedho Jamhuuriyadda Somaliland
December 17, 2021 - Written by Editor:BOB MENENDEZ WAXA UU KA CODSADAY GUDOOMIYAHA AQALKA CAD IN LA JOOJIYO ERAYGA AH” JAMHIURIYADA ISKEED ISKU MAGACAWDAY” Breaking News- Jimce, December 17,2021 Bob Mendez oo ah Senator laga soo doorto gobolka New Jersey ayaa ka codsaday Gudoomiyaha Guurtida Maraykanka ama Chairman of the United States Senate in la joojiyo magaca ” Jamhuuriyada Iskeed Is magacawday”, lana Isticmaalo magaca ah ” Jamhuuriyada Somaliland”. Xigasho: Axmed Adan Related posts:“Musharaxiintu Xaq Ayay U Leeyihiin Inay Muraaqibiin Ku Darsadaan Shaqaalaha Tirinaya Codadka” Gudoo... Midkamid Ah Xildhibaanadii Ugu Dada Waynaa Golaha Guurtida Oo Iscasilay Iyo Gudoomiye Saleeban Oo Sh... Haldoorka Beelaha Sacad Muuse oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Hogaanka sare Ee Xisbiga Waddani. +S... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|