“Xeerka Ururadu Golaha Ma Horyaalo Ee Wuu Dhaqan Galay”Xil. Maxamed Xasan Siciid. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xeerka Ururadu Golaha Ma Horyaalo Ee Wuu Dhaqan Galay”Xil. Maxamed Xasan Siciid.
December 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed xasan siciid oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in aanu golaha wakiilada hor oolin xeerka furista ururada siyaasad ismarkaana uu dhaqan galyahay madaama uu wakhtigii loogu talo galay in madaxwaynuhu soo celiyo sharciyan uu ka gaabiyay ismarkaana uu sidaa ku dhaqan galay ururaduna furan yihiin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS