|
|||||
WAJAALE NEWS
Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka Oo Jawaab Celin Ka Bixisay Qoraal Golaha Wakiiladu Ku Sheegeen In Aanay Eedo Uhaysan Coldoon.
December 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland Ayaa jawaab celin ka bixiyay qoraal dhawaan uu soo saaray Gudoomiyaha golaha wakiilada kazoo Baxay kaasi oo ay ku sheegay in aanay qayb ka ahayn eedaha loo haysto cabdimaalik muuse coldoon oo hore xeer ilaalintu ushaacisay in golaha wakiiladu dhibane ka yihiin eedahay loo haysto coldoon. Sidoo kale qoraal kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa lagu sheegay in qaranka ay masuul uga tagay soo oogaysta dacwaha, ismarkaana aanay haboonayn in la dhex galo lagana hadlo kiis dacwadiisu ay ka socoto maxkamadaha. HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY XEER ILAALINTA GUUD EE QARANKA; Related posts:Daawo: Gudoomiye Ciro Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa U Jeediyay Dadwaynaha Reer Alaybaday Oo S... DAAWO ; Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Shaaciyey in ay Gacanta ku Soo Dhigeen Sarkaalkii Dhaawaca U... Abwaan Hal Beeg Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Baaqyo Uu Udiray Garaadada Gobolka Sool Iyo Xuku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|