“Way Muuqataa In Toljecle Siyaasiyan Ugu Soo Guuray Kulmiye, Una Soo Diga Rogtay X. Wadani, Waxayna Kamid Yihiin Beelaha Somaliland Ee Arkay Maamul Xumada Xukuumada”Gudoomiye Xirsi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Way Muuqataa In Toljecle Siyaasiyan Ugu Soo Guuray Kulmiye, Una Soo Diga Rogtay X. Wadani, Waxayna Kamid Yihiin Beelaha Somaliland Ee Arkay Maamul Xumada Xukuumada”Gudoomiye Xirsi.
December 7, 2021 - Written by Editor:

“Toljecle Waxay Kamid Yihiin Dadkii Uu Madaxwaynuhu Ku Yidhi Fartiina Ayaydin Dhexda Ka Qaniini, Ee Markii Danbena Uu Udiiday Xildhibaankoodii Kulmiye In Uu Ka Sharaxo, Kuna Yidhi Ma Gaydaan”gudoomiye xirsi.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay hadhimo sharafeed ay ku maamuusay beesha toljecle ayaa uga mahad celiyay taageerada ay la garab istaageen xisbiga wadani

Sidoo kale gudoomiye xirsi ayaa ka hadlay sidii xisbiga kulmiye ula dhaqmay beesha toljecle xiligii doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada una diiday in xisbiga ay ka sharaxaan xildhibaankoodii golahawakiilada utartamayay isagoo sheegay in uu quudhsaday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS