“Waxa Laydinka Doonayaa Xogta Qofka Dhinta Iyo Kuwo Dhashaba”Wasiirka Caafimaadka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxa Laydinka Doonayaa Xogta Qofka Dhinta Iyo Kuwo Dhashaba”Wasiirka Caafimaadka Jsl.
December 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo ka hadlayay kormeer madaxwayne kuxigeenku ku samaynayay mashaariicda ay hirgalisay dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay xogta oo looga baahan yahay dawlada hoose in ay kaydiso haday tahay dadka dhinta xogtooda iyo kuwo dhashaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS