|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Madaxwaynaha Jsl Aabihii Udhisay.
December 24, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland Sheikh Cabdirasaaq Albani ayaa ka qaybgalay munasibad lagu furay masaajid cusub oo laga hirgaliyay galbeedka magaalada hargaysa Agagaarka huteelka garand Hadi Dhiniciisa danbe kaasi oo madaxwaynaha Somaliland dhisay uguna magac daray aabihii biixi cabdi. Masaajidkan ayaa laga dhisay dhulkii xukuumadu xooga kaga rartay dad danyar ah oo deganaa kadib markii ay sheegeen in ay lahaayeen qoyska madaxxwayne muuse biixi cabdi.
Wasiirka diinta oo ka hadlay munaasibada lagu furayay masaajidkan ayaa yidhi; “waxaynu caawa oo bishu tahay 23/12/2012 aynu halka ku furaynaa masjid qiimo wayn oo layidhaa “masjidu biixi Cabdi Xildii” oo uu dhisay madaxwaynaha qarana muuse biixi cabdi oo u waqfay Aabihii Alle ha,unaxariistee BIIXI CABDI XILDIID, Oo ku dhacay goob aad muhiim u ah Iyo xaafad Aad Ugu ubaahnayd Masaajid” HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawladda Somaliland Oo Hay'adaha Xuquuqul Insaanka Ugu Baaqday Inay Soo Eegaan Xaalada Dhallinyaro R... Afhayeenka Xisbiga Wadani Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xidhay+Sidii Loola Dhaqmay, Hanjabaad Culusna Ud... Laanqayrta Cas Oo Ka Warbixisay Booqasho Ay Ugu Tagay Maxaabiista Ciidanka Somaliland Ee Ku Xidhan M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|