HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Xuseen Cali Albaani ayaa maanta magacaabis, iyo iskubedel ku sameeyay qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada, ku xigeenada iyo madax qaybeedyada wasaaradda diinta iyo Awqaafta.
HALKAN AKHRI MAGACAABISTA IYO ISKU BADALKA WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFTA JSL;