Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Digniin la Xidhiidha Xanuunka Cusub Ee Covid19 Udiray Shacabka Reer Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Digniin la Xidhiidha Xanuunka Cusub Ee Covid19 Udiray Shacabka Reer Somaliland!
December 21, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland xasan gaafaadhi oo maanta kulan la qaatay masuuliyiinta wsaarada caafimaadka ayaa shacabka reer Somaliland udiray digniin la xidhiidha halista xanuunka covid19 oo waji cusub yeeshay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS