|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashariic Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Magaalada Gabiley.
December 11, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ,maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaanada golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray afar xafiis oo maamulka dawlada hoose udhisay xafiisyada xaafadaha magaalada kaasi oo ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley.
Waxaana mashariicdan ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley faah faahin ka bixiyay maayarka magaalada gabiley,xoghayaha dawlada hoose iyo masuul ka socday mashruuca jplg ayaa siana dhinaciisa ka hadlay isagoo maamulka ku bogaadiyay horumarka ay ku talaabsadeen..
Dhanka kale wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo badhasaabka gobolka ayaa iyagu dhinacooda ka hadlay xadhig ka jarka xafiisyada dawlada hoose ka hirgalisay afar xaafadood ee magaalada.. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Qiso Cajiiba; Ah Oo Ka Dhacday Cisbitalka Hargeisa Booqashada Madaxwaynaha Ee Cisbitalka Hargeisa!! DAAWO; Xubin Kamida Xisbiga Kulmiye Hada Oo Is Casishay Sheegtayna Halka ay ku Biirtay + Sobobaha ... DAAWO;Haween weynaha Subeer Awal Ee JIIDALI Oo Xukuumada Siilanyo Ku Eedeeyay Xadhiga Sharci Darada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|