|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashariic Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Magaalada Gabiley.
December 11, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka gabiley ,maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaanada golaha deegaanka ayaa xadhiga ka jaray afar xafiis oo maamulka dawlada hoose udhisay xafiisyada xaafadaha magaalada kaasi oo ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley.
Waxaana mashariicdan ay hirgalisay dawlada hoose ee gabiley faah faahin ka bixiyay maayarka magaalada gabiley,xoghayaha dawlada hoose iyo masuul ka socday mashruuca jplg ayaa siana dhinaciisa ka hadlay isagoo maamulka ku bogaadiyay horumarka ay ku talaabsadeen..
Dhanka kale wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo badhasaabka gobolka ayaa iyagu dhinacooda ka hadlay xadhig ka jarka xafiisyada dawlada hoose ka hirgalisay afar xaafadood ee magaalada.. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Madasha wadatashiga Oo Ka Hadlay Qodobo Ay Muuse Biixi Ku Heshiiyeen Oo Ku Saabsan Xuska... Itoobiya oo noqotay waddanka koowaad ee caalamka ee dadka ugu tirada badan ay dalka gudihiisa ku bar... Gudoomiyaha Ururka Talo Wadaag Oo Ku Baaqay In Xilalkii Ururada Ee Ay Baneeyeen Xaglatoosiye Iyo Cab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|