“Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Waanu Difaacaynaa Hadaanu Nahay Garxajis“Suldaan Cade Gude. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Waanu Difaacaynaa Hadaanu Nahay Garxajis“Suldaan Cade Gude.
December 4, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W.N)-Suldaan cade Gude oo kamid ah madaxdhaqameedka beelaha garxajis oo maanta ka qaybgalay casuumad loo sameeyay suldaanka guud ee beesha subeer awal ayaa sheegay in ay ka beel ahaan difaacayaan suldaan oo mudooyinkii udanbeeyay uu saldanadiisa faro galin ku hayay madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS