Siyaasi Dhoolayare Oo Xisbiga Kulmiye Ku Eedeeyay In Ay Ku Dhaqmayaan Wixii Ay Shalay Ka Qaylinayeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Dhoolayare Oo Xisbiga Kulmiye Ku Eedeeyay In Ay Ku Dhaqmayaan Wixii Ay Shalay Ka Qaylinayeen.
December 25, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Aadan cimi dhoolayare ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo muranka ka taagan xeer14 isagoo sheegay in xisbi xaakimka kulmiye uu ku dhaqmayo wixii uu ka qaylin jiray wakhtigii uu mucaaridka ahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS