|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliya Oo Lagu Cambareeyay Falkii Uu Madaxwayne Farmaajo Kula Kacay Raysalwasaare rooble
December 30, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Shir ay yeesheen golaha wasiirada ee Maamulka somaliya ismarkaana uu gudoominayay Raysalwasaaraha somaliya rooble ayaa laga soo saaray qodobo Xasaasiya oo la xidhiidha xaalada siyaasadeed ee somaliya. Sidoo kale shirka golaha wasiirada somaliya ayaa lagu canbaareeyey falkii madaxwayne farmaajo kula kacay raysalwasaaraha ee uu kaga joojiyay shaqada xafiiska oo lagu tilmaamay afganbi fashilmay Dhanka kale shirka ayaa lagu magacaabay gudi soo baadha sidii u dhacay falkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Daawo: Dugsiga Sare Ee Salaama Oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Gashay Imtixaa... Shirkada Telesom Group Oo $250,000 Ugu Deeqday Dadkii Khasaaruhu Kasoo Gaadhay Dabkii Suuqa Idaacadd... Daawo: Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Taageerayal Ka Soo Jeeda Koonfurta Harga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|