|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Golaha Wasiirada Somaliya Oo Lagu Cambareeyay Falkii Uu Madaxwayne Farmaajo Kula Kacay Raysalwasaare rooble
December 30, 2021 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Shir ay yeesheen golaha wasiirada ee Maamulka somaliya ismarkaana uu gudoominayay Raysalwasaaraha somaliya rooble ayaa laga soo saaray qodobo Xasaasiya oo la xidhiidha xaalada siyaasadeed ee somaliya. Sidoo kale shirka golaha wasiirada somaliya ayaa lagu canbaareeyey falkii madaxwayne farmaajo kula kacay raysalwasaaraha ee uu kaga joojiyay shaqada xafiiska oo lagu tilmaamay afganbi fashilmay Dhanka kale shirka ayaa lagu magacaabay gudi soo baadha sidii u dhacay falkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Faallo:-Raysal Wasaaraha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan Waa Gees Ka Dhex Muqda Dunida Muslimka W... DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo oo Cusbitalka ku Booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun U Jiifa Muj Cali Guray Oo Soo Bandhigay Sida Xal Loogu Heli Karo Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|