|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta”Muj Dhagawayne,
December 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj Ibraahim xuseen Dhagawayne oo kamid ahaa saaraakiishii Snm Hogaaminaysay oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibad lagu soo bandhigayay bug uu qoray mujaahid araga naafo ka ah ayaa ka sheekeeyay dhibtii ay soo mareen qaarkamid ah halgamayaashii SNM Eek u dhaawacmay dagaalkii Taliskii Siyaad bare lagaga xoraynayay gayiga Somaliland. Sidoo kale muj dhagawayne ayaa ka hadlay sida uu udayacan yahay xafiiskii Sooyaal ee loogu talo galay ururinta xogta mujaahidiinta Dhanka kale muj ibraahim dhagawayne ayaa sheegay in madaxwayne biixi iyo wasiir maxamed kahin laga yeelayn iyadoo laleeyahay dalka mujaahidiin ayaa haysta hadana uu dayacnaado xafiiskii sooyaal iyo mujaahidiin dalka naftooda usoo hurayba, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Qurbejoogow, u tudha Qolqol-joogga dalkooda Kabkabtay oo Fidno ha gelin” La-taliyaha M/weynaha ee N... Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaban Qaabada Xuska 18May Jsl Oo kulan Yeeshay Iyo Awaamiirta Ay Soo Saar... Muj Axmed Waysa Cade Oo Kasoo Horjeestay Banaan Baxa Ay Xisbiyada Mucaaridku Wadaan Iyo Fariinta Uu ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|