|
|||||
WAJAALE NEWS
“Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahinow Laydinka Yeeli Maayo, In Xafiiskii Sooyaal Dayacnaado Iyadoo Laleeyahay Dalka Mujaahidiin Ayaa Haysta”Muj Dhagawayne,
December 2, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj Ibraahim xuseen Dhagawayne oo kamid ahaa saaraakiishii Snm Hogaaminaysay oo habeenkii xalay ka qaybgalay munaasibad lagu soo bandhigayay bug uu qoray mujaahid araga naafo ka ah ayaa ka sheekeeyay dhibtii ay soo mareen qaarkamid ah halgamayaashii SNM Eek u dhaawacmay dagaalkii Taliskii Siyaad bare lagaga xoraynayay gayiga Somaliland. Sidoo kale muj dhagawayne ayaa ka hadlay sida uu udayacan yahay xafiiskii Sooyaal ee loogu talo galay ururinta xogta mujaahidiinta Dhanka kale muj ibraahim dhagawayne ayaa sheegay in madaxwayne biixi iyo wasiir maxamed kahin laga yeelayn iyadoo laleeyahay dalka mujaahidiin ayaa haysta hadana uu dayacnaado xafiiskii sooyaal iyo mujaahidiin dalka naftooda usoo hurayba, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xaalada Shirkada Dahabshiil oo Laga dayrinayo iyo xafiiskii Gobolka Jubbada Dhexe oo Maanta la xidha... DAAWO; Dhaxanta Ka Jirta Magaalada Hargaysa Iyo Caruurta Darbi jiifta Ah Oo Fariin Qiiro leh Udiray ... Safiirka Dawlada Shiinaha Ufadhiya Somaliya Oo Safar Ku Yimid Caasimada Somaliland Iyo Xogaha Laga H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|