Musharaxa Xisbiga Wadani Oo Kulan La Qaatay Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Dalka Sweden | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Xisbiga Wadani Oo Kulan La Qaatay Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Dalka Sweden
December 10, 2021 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisiga wadani cabdiraxmaan cirro oo safar shaqo ku jooga dalka sweden ayaa kulamo la yeeshay xildhibaano iyo diblamaasiyiin ka tirsan dalka sweden kuwaasi oo uu kala hadlaya qadiyada Somaliland.

COMMENTS
LINKS