Midka Kamid Ah Xildhibaanadii Isku Xilsaaray Xalinta Khilaafka Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Ay Ku Guuldaraysteen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midka Kamid Ah Xildhibaanadii Isku Xilsaaray Xalinta Khilaafka Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Ay Ku Guuldaraysteen.
December 20, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhaar maydhane oo kamid ah xildhibaanadii loo xil saaray  xalinta khilaafka golaha wakiilada ee ka dhashay xeerka ururada ayaa cadeeyay in ay xalin kari waayeen kadib markii labadii garab ee khilaafku ka dhexeeyay midna kasoo tanaasuli waayay aragtidii uu aaminsanaa ee sobobtay khilaafka wali fadhiyadii goluhu uxidhan yahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS