Madaxweyne Ku xigeenka JSL Oo Kormeeray Mashaariico Horumarineed Oo Ay Dawlada Hoose Hargaysa Ka fulisay Mashruuca JPLG. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku xigeenka JSL Oo Kormeeray Mashaariico Horumarineed Oo Ay Dawlada Hoose Hargaysa Ka fulisay Mashruuca JPLG.
December 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ooo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada ktirsan iyo maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa kormeeray mashariicda horumarineed ay ay dawlada hoose ka hirgaliso mashruuca maamul daadajinta ee JPLG.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS