|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Hindiya Iyo Nuxurka Kulamo Uu La Yeeshay Madax Katirsan Dalkaasi.
December 1, 2021 - Written by Editor:HINDIYA(W,N)-Madaxwayne Kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Iyo Hogaaminayo Oo Gaadhay Dalka Hindiya. Waftiga uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, ayaa Kulamo La Yeeshay Wasiirka warshadaha waaweyn iyo kuwa dhexdhexaadka ah, ee Dalka Hindiya ayaa sheegay in u aad ugu faraxsan yahay la kulanka weftiga ka socda Somaliland, waxaanu sheegay In Ay Ka Wada Hadleen Weftiga Fursadaha Maalgashi Ee Gobolka Karnataka.
Geesta Kale Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Warbixin Dhinacyo Badan Tabanaysa Ka Siiyey Fursadaha Ka Jira Somaliland Iyado u guudoonsiyey Maclumaad Ku Saabsan Fursadaha Maalgashii Ee Ka Jira Somaliland. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE. Related posts:Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani Oo Balanqaadka Dhismaha Wadada Ceerigaabo Ee Xukuumadda Ku Tilmaamay... “Waxaan Leeyahay Intii Codka Na Siisay Waad Mahadsan Tihiin, Intii Naga Cararteyna Waanu U Baryo Tag... Xaaska Madaxweyne Obama Oo Cunto Ay Ka Beertay Aqalka Cad Ku Casuuntay Carruurta Dugsiyada Hoose Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|