Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Ololaha Nadiifinta Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Ololaha Nadiifinta Caasimada Hargaysa.
December 30, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici ayaa maanta ka qaybgalay ololaha nadiifinta caasimada hargaysa ee ay gadhwadeenka ka ahaayeen maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa iyo gudoomiyayaasha degmooyinka magaalada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS