“Madaxwayne Ama Mandeelaha Somaliland Ayaad Noqon, Ama Siyaad Baraha” Suldaan Ibraahim,, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Ama Mandeelaha Somaliland Ayaad Noqon, Ama Siyaad Baraha” Suldaan Ibraahim,,
December 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan Ibraahim oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan isagoo fariin culus udiray madaxwayne biixi oo uu kala dooran siiyay in uu noqdo mandeelaha Somaliland ama siyaad baraha wakhtigan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS