Madaxwaynaha DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dire Dhaba. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dire Dhaba.
December 7, 2021 - Written by Editor:

DIRE DHABA(W,N)-Madxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya Mustafe Muxumed Cumar iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay maagalo madaxda ismaamulka dire dhaba oo maalinta bari ahlaguwado in uu ka furmo xuska qoomiyadaha iitoobiya.

Waftiga madaxwaynaha dawlada deegaanka ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay maayarka agaalada dire dhaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS