Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Eedo Uu Muraad Usoo Jeediyay Iyo Khilaaf Golaha Deegaanka . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Eedo Uu Muraad Usoo Jeediyay Iyo Khilaaf Golaha Deegaanka .
December 29, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maayarka magaalada burco cabdirasaaq hero ayaa si cilmiyay uga jawaabay eedo uu usoo jeediyay maayarkii hore ee magaalada burco

Sidoo kale maayar hero ayaa sheegay in khilaaf ka dhextaagan golaha ay u dhamaysan doonaan wadahadal iyo isku tashi kursiga maayarnimada aanu ugu dhaganayn boolal balse uu ku fadhiyo codka xildhibaanada.

 

COMMENTS
LINKS