Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Berbera Ku Qaabiley Micheal Rubin Oo Si Wayn Ugu Ololeeya Madax banaanida Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Berbera Ku Qaabiley Micheal Rubin Oo Si Wayn Ugu Ololeeya Madax banaanida Jsl.
December 28, 2021 - Written by Editor:

Maareeyaha Dekedaha Somaliland Oo Berbera Ku Qaabiley Micheal Rubin Oo Si wayn ugu ololeeya madax banaanida jsl.

Waxa aan ku qaabiley Dekedda Berbera, Mudane Michael Rubin oo ah khabiir ku takhasusay arrimaha siyaasada islamarkaana hore uga soo shaqeeyay aqalka cad ee Maraykanka looga arrimiyo, sidoo kale faallooyin iyo aragtiyo kala duwan ka qoray Geeska Africa gaar ahaan Somaliland oo uu qadiyadeenna marar badan u bandhigay bulshada caalamka iyo warbaahinta dalka Maraykanka.

COMMENTS
LINKS