Labadii Xildhibaan Ee Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Wakiilada Oo La Heshiisiiyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Labadii Xildhibaan Ee Isku Fara Saaray Fadhigii Golaha Wakiilada Oo La Heshiisiiyay
December 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano saaka isku fara saaray fadhigii golaha wakiilada ismarkaana ciidamadu kexeeyeey golaha ayaa ka heshiiyay dagaalkii dhexmaray

Heshiishka labadan xildhibaan ee maxamed khadar iyo khadar guud oo isku degaan kasoo jeeda ayaa waxaa ka qasheeyay gudooomiye kuxigeenka kowaad ee golaha guurtida iyo masuuliyiin  kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS