Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Xildhibaanada Ku War galiyay In Maalinta Bari Ah Uu Furimooda Fadhiga Goluhu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Xildhibaanada Ku War galiyay In Maalinta Bari Ah Uu Furimooda Fadhiga Goluhu!
December 25, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif ayaa xildhibaanada golaha ku wargaliyay in maalinta bari ah uuu furmi doono fadhiga goluhu

Sdoo kale gudoomiye cabdirasaaq ayaa sheegay in xeerkii muranka dhaliyay ee xeer 14 laga war sugu doono natiijada ay maxkamada sare kazoo saarto.

 

COMMENTS
LINKS