Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan Is xogwaraysi Ah La Yeeshay Wasiirka Maaliyada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kulan Is xogwaraysi Ah La Yeeshay Wasiirka Maaliyada Jsl.
December 30, 2021 - Written by Editor:

Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Ayaa  Kulan Is xogwaraysi Ah La Yeeshay Wasiirka Maaliyada sacad cali shire kaasi oo ku saabsan miisaaniyada qaranka ee dhawaan loosoo gudbiyay golaha wakiilada wali ay ka doodayaan mudanayaashu.

COMMENTS
LINKS