|
|||||
WAJAALE NEWS
“Golaha Deegaanka Hargaysa Waxa Yimiday Dhaliyaro Ubaahan In Ay Ku Taageero, Xeerka Caasimada Qaranka Waana Muhiim”Xildhibaan Xasan Dhuxul.
December 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul “laabsaalax” oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay waajibaadka saran golaha iyo hawlaha laga sugayeen khuseeya nolosha bulshada in ay diirada saaraan laga sugayo, Sidoo kale xildhibaan xasan dhuxul ayaa farta ku fiiqay xeerarka muhiimka ee golaha looga baahan yahay in ay ajandahooda ku daraan ee ay ka mid yihiin xeerka doorashada golaha guurtida iyo meelmarinta xeerka caasimada oo qaranka isna muhiimad wayn uleh. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shil Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Oo Ay Ku Geeriyoodeen Sedex Qof Oo Dhalinyaro ... DAAWO;-Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Shaaciyay In Uu Soo Bandhigayo Qaybtii Labaad Ee Buugiisa... Shirkada Somcable Oo Dalaayado Uqaybisay Dadkii Ka Barakacay Suuqa Waaheen Oo Dooxa Ku Dhex Ganacsad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|