Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Golaha Wakiilada Iyo Doodaha Labada Dhinac Ee Xeerka Furista Ururada!
December 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed dafac oo kamid ah sharcaiyaqaanaada madaxbanaan ee somaliland ayaa sharaxaad sharci ka bixiyay halka uu salka ku hayo muran xildhibaanada golaha wakiilada ee xeerka furista ururada siyaasada iyo qalalaasihii uu sobobay ee keenay in xildhibaanada qaar isku faro saaraan.

Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaanadii golaha wakiilada ee loogu talo galay in ay doodaan ay mareen jidkale oo fadeexad ku ah golaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS