Gabadha Ka Tirsanayd Shaqaalaha Tvga Qaranka Oo Shaqadii Looga Eryay Taageero Ay Umuujisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabadha Ka Tirsanayd Shaqaalaha Tvga Qaranka Oo Shaqadii Looga Eryay Taageero Ay Umuujisay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada .
December 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Nimco sheikh cabdiwahaab shirdoon oo kamid ah shaqaalaha idaacada iyo tvga qaranka Somaliland oo ay mudo dheer kazoo shaqaynaysay ayaa shaqadii laga eryay kadib markii ay facebookgeeda taageero ugu muujisay gudoomiyaha golaha wakiilada oo maalmaha warbaahinta qaranka laga caayay

Nimco oo warbaahinta la hadashay ayaa ka warantay tacadiga lagula kacay iyo cida shaqadii ka eriday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS