Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Loo Doortay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Magacyadda Mas’uuliyiinta Kale Ee La Doortay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Loo Doortay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Magacyadda Mas’uuliyiinta Kale Ee La Doortay
December 21, 2021 - Written by Editor:

Faysal Cali Waraabe ayaa mar kale loo doortay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

Xildhibaan Cumar Jaamac Faarax ayaa loo doortay guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga UCID.

Sidoo kale waxa la doorta 5 guddoomiye ku-xigeen oo siman waxaanay kala ahaayeen sida tan:

Cali Xaamud Jibriil

Siciid Cumar Axmed

Ismaaciil Faarax

Canab Cabdi Xirsi

Ibraahim Cabdi

Ibraahim Cabdi Xuseen ayaa loo doortay xoghayaha guud ee xisbiga UCID

Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir ayaa loo doortay xoghaye ku-xigeenka xisbiga UCID

Cabdicasiis Xaamud Axmed ayaa loo doortay xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID.

COMMENTS
LINKS