”Dimuqraadiyaddu Waxay Khatar Ku Tahay Diinta Islaamka , Reer Galbeedka Madaxdoodu Cidii Ku Raacda Diintooda Ayay Wax Udhiibaan”Ex Wasiir Khaliif | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Dimuqraadiyaddu Waxay Khatar Ku Tahay Diinta Islaamka , Reer Galbeedka Madaxdoodu Cidii Ku Raacda Diintooda Ayay Wax Udhiibaan”Ex Wasiir Khaliif
December 24, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee diinta iyo awqaafta sheikh Khaliil ayaa ka hadlay sidii cadaadista hore loogu yahay dadka diinta islaamka faafiya iyo xoriyada ay imika haystaan isagoo dhanka kalena ka waramay damaca reer galbeedka iyo duulaanka ay ku yihiin diinta islaamka

Sidoo kale exwasiir sheikh khaliif ayaa hadlay dimuqraadiya reer galbeedku wadaan iyo sida ay uga soo horjeestaan cida aan qaadinin iyo kuwo qaatay waxyaabaha ay siiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS