Degmada Maxamed Mooge Oo Ku Guulaysatay Koobka Degmooyinka Caasimada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Degmada Maxamed Mooge Oo Ku Guulaysatay Koobka Degmooyinka Caasimada
December 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Tartanka degmooyinka caasimada Hargaysa oo mudo ka socday goroonka hargaysa caasimada  ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kadib markii ay ciyaarta kama danbaysa iskugu soo hadheen degmooyinka maxamed mooge iyo Degmada Axmed dhagax ayaa ciyaar adag  galabta Ku dhexmartay waxay guushu  raacday degmada maxamed mooge oo  kaga badisay Rikoorayaalka dhigeeda axmed dhagax.

COMMENTS
LINKS