“Wadaniyoow Armaad Wixii Yaraad Ee Aad Hayseena Iska Wareejiseen, Oo Xirsi Iyo Raga Lamid Ahi Idinka Qaatay, Codna Aad Naga Waydaan”Ex Maayar Muraad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wadaniyoow Armaad Wixii Yaraad Ee Aad Hayseena Iska Wareejiseen, Oo Xirsi Iyo Raga Lamid Ahi Idinka Qaatay, Codna Aad Naga Waydaan”Ex Maayar Muraad.
December 6, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Maayarkii hore ee magaalada burco muraad oo ka hadlayay munaasibad maamulka gobolka togdheer ee xisbiga kulmiye xilka loogu kala wareejiyay ayaa sheegay in xisbiga wadani codkaga helay gudoomiyenimada cabdiraxmaan cirro ku wareejiyay xirsi cali xaaji xasan

Sidoo kale ex maayar Muraad ayaa sheegay in wakhtigii doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada uu gudoomiye xirsi sobobay in beeshoodu isla dhacdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS