“Dacaayada La Yidhi Hablaha Ayaa Lagu Gaalaysiiyaa Jaamacadda Barwaaqo, Waa Waxba Kama Jiraan ….” Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dacaayada La Yidhi Hablaha Ayaa Lagu Gaalaysiiyaa Jaamacadda Barwaaqo, Waa Waxba Kama Jiraan ….” Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl.
December 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta sheikh albaani oo booqasho ku tagay jaamacada barwaaqo ayaa ka hadlay sida ay wax uga bartaan balaha reer Somaliland iyo dacaayadaha raqiiska ah ee laga faafiyo jaamacadan

Sidoo kale wasiirka diinta iyo awqaafta ayaa sheegay in Hablaha jaamacadan waxka bartaan ay yihiin dad diinle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS