|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qorshe Usamaynta “Master Plan” Magaalada Allaybaday Oo Si Rasmi Ah Loo Bilaabay.
December 6, 2021 - Written by Editor:ALLAYBAYDAY(W,N)-Wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland ayaa saaka si rasmi ah ubilawday qorshaha master planka loogu samaynayo magaalada allaybaday ee gobolka gabiley.
Masuuliyiin ka socda wasaarada hawlaha guud iyo guryayta agaasimaha guud oo uu weheliyo iskuduwaha wasaarada ee gobolka gabiley.
sidoo kale Badhasaabka gobolka gabiley iyo kuxigeenkiisa ayaa ka hadlay muhiimada ay uleedahay magaalada in loo sameeyo qorshe, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;- Cabdirashiid Riyo Raac Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Muxuuse Ka Yidhi Iscasilaadiisa Iyo Cod... Xaaska Madaxwaynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Sheegtay In Si Xun Loogu Dhex Jidh-Dilay... DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo ka Warbixisay Waxyaabaha Uga Qabsoomay Caafimaadka Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|