DAAWO;-Orodyahanka Caanka Ee Maxamed Faarax Oo Booqday Garoonka Kubada Cagta Ee Loogu Magacdaray Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Orodyahanka Caanka Ee Maxamed Faarax Oo Booqday Garoonka Kubada Cagta Ee Loogu Magacdaray Magaalada Gabiley.
December 2, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Orodyahanka caanka ee maxamed faarax  oo ku sugan magaalada gabiley ayaa booqasho ku tagay garoonka kubada cagta ee loo mgacdaray isagoo sheegay in uu gacan wayn ka gaysan doono casriyaynta garoonkan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS