|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Caaqil Xasan Yuusuf Warmahaye Oo Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Qadowga Ee Gobolka Gabiley.
December 10, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu caleemo saaray Caaqil Xasan Yuusuf Warmahaye ayaa Maanta lagu qabtay Deegaanka Qadowga Ee Gobolka Gabiley Taasi oo ay ka Qaybgaleen Caleemo Saarkiisa Maamulka Gobolka Gabiley, Maayarka Magaalada Gabiley, Siyaasiyiin ,Xildhibaano katirsan Golaha deegaanka gabiley iyo golaha wakiilada.
Sidoo kale waxaa Munaasibad kazoo Qaybgalay madax-Dhaqameedka gobolka gabiley, waxgaradk iyo Dadwayne tiro badan kuwaasi oo caaqilkan cusub ugu duceeyay In Ilaahay ku Asturo Xilka culus ee ay beeshiisu U Igmatay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guriga Dabaq ah oo mudo Labo sano ah Dhismihiisu Socdey Xarunta Dawlada Hoose Ee Gabiley oo Maanta J... Guddoomiyaha Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa dadafeeyey eedaymo ay Xisbiyada Mucaaradka... Qudbadii Madaxwayne Siilaanyo Ee Maanta , Qoonsigii Muuse Biixi & Dhoola Cadayntii Maxamuud Xaashi. ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|