|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Su,aalo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Wasaarada Waxbarashada Waydiiyay Wasiir Toorno Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
December 29, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo kamid Ah shakhsiyaadka udooda dadka dulman Iyo shaqaalaha Dawlada ee masuuliyiintu tacadiyada kula kacaan ayaa madal Caawa su,aalo xasaasiya ku waydiiyay wasiirka wasaarada Waxbarashada Toorno kuwaasi oo la xidhiidhay dad qoyskiisa oo uu qaraabo kiil kaga shaqaalaysiiyay wasaarada, macalimiin mushaharkii ay ku shaqaynayeen aan lasiin iyo gudi uu wasiirku samaystay oo si aan sharci ahayn u erya shaqaalaha wasaarada waxbarashada. Dhanka kale wasiir toorno ayaa qaarkamid ah su,aalahan kaga Jawaabay si cadho leh halka uu midka mid ah su,aalahan uuna ka jawaabin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN IYO WIXII KALA QABSADAY WASIIR TOORNO IYO ABWAAN SICIID; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Jawaab ka Bixiyay War Ay Maamul Goboleedka Punthland Kasoo saareen Imtixaank... Daawo-Gudoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhexeeyey Golaha Guurtida iyo Wakiilad... Gorfayn La”aanta Mucaaradka ,Gaabiska komishanka Doorashooyinka Iyo Go”aanka Maxkamada Sare Ee Dacwa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|