HARGAYSA(W,N)-Ciidanka maleeshiyaad beeleed ah oo kazoo duulay maamul goboleedka punthland ayaa gobolka sool ku dilay lix qof halka ay tiro kalena dhaawacyoo ugaysteen
Madaxwaynaha Somaliland ayaa ka hadlay duulaanka lagu laayay dadka shacabka reer Somaliland iyo ciidamada kazoo duulay maamul goboleedka