|
|||||
WAJAALE NEWS
Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabey Ganacsato Isku Dhaarsaday Inay Kordhiyaan Qiimaha Roodhida.
December 6, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidanka ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay qaar ka mid ah masuuliyiinta Wershadaha Roodhida Laydhka sameeya oo iska soo duubay muuqaal ay isku dhaarsadeen in la kordhiyo qiimaha roodhida. Tallaabadan ay Roodhileyaashu kor ugu qaadeen qiimaha Roodhida iyo qaabka ay u mareen, ayaa aad uga qayliyeen qaybaha kala duwan ee bulshadu, iyaga oo qaarkood ku baaqay in aan la iibsadan roodhida wershaduhu sameeyaan. Related posts:Daawo ;Cabdi Good Oo Si wayn U shaandheeyey Hees uu Qaado Dalmar Yare iyo Wacdaraha Uu Ku Sameeyay h... DAAWO;-Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo Maalmo Kadib Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magac... Wasaarada Shoqo Galinta Somaliland oo Qabatay Kulan Hawleed Lagaga Doodayay Samaynta Xeerka Hawlgabk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|